NAGU DOORO
WAHEEN GYM waa xarunta jimicsiga ee casriga ah, halkaas oo aad ka heli karto adeegyo tayo sare leh iyo jawi dhiirrigelinaya caafimaadka iyo isboortiga. Waxaan ku faaneynaa inaanu kuu keenay Qalab dhamaystiran oo casri ah, tababarayaasha khibradda leh, iyo barnaamijyo jimicsi oo loogu talagalay dhammaan heerarka GYM ka.
CAAFIMAAD + JIMICSI
Waxaan kaa caawinaynaa inaad gaarto hadafyadaada caafimaad iyo jir dhisid.
MACALIN KHIBRAD LEH
Macalimiinteena ayaa diyaar u ah inay kaa caawiyaan inaad si habboon u jimicsato.
RAG / DUMAR
Waheen GYM jimicsiga qaybaha RAG IYO DUMAR.
QIIME MACQUUL AH
Adeegyo tayo leh oo qiimo macquul ah si qof walba u helo fursad jimicsi.